Maxkamada Sare ee Ciidamada Puntland oo xukuno dil ah ku riday Saddex nin

Maxkamadda sare ee Ciidamada Qalabka Sida iyo Denbiyada Culus ee Puntland, ayaa dil toogasho ah ku xukuntay saddex askari oo ka tirsanaa Ciidamada maamulka Puntland. Askartan ayaa lagu helay inay siyaabo kala duwan u dileen askar iyo sarkaal Ciidan sida maxkamada laga hor cadeeyey. Ragga dilka lagu xukumay ayaa waxaa ka mid ah Axmed Aaden … Continue reading Maxkamada Sare ee Ciidamada Puntland oo xukuno dil ah ku riday Saddex nin